Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Aas Wadareed loo Qabtay Dadkii ku Dhintay Weerarkii ka Dhacay Dalka Sri Lanka.



Tue 23 April 2019.

Munaasabaddii ugu horreysay ee lagu aasayo qayb ka mid ah dadkii ku dhintay weeraradii ayaa ka dhacay maanta dalka Sri Lanka.

Duugtan ayaa waxa ay ka qabsoontay agagaarka kaniisadda St Sebastian's ee ku taalla magaalada Ngombo oo ah halkii ay ku dhinteen boqolaal qof oo lala beegsaday qaraxyo Axaddii dalkaasi ka dhacay.

Mas’uuliyiinta dalka Sri Lanka ayaa ku eedeeyay weerarada inay ka dambeeyeen koox xagjir ah oo maxalli ah.

Tirada dhimashada dadkii ku dhintay weerarka waxay gaarayaan 310 qof halka dad gaarayo 500 qof ay ku dhaawacmeen.

 



22 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines