Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Muhaajiriinta Caravan Oo Soo Gaadhay Xuduuda Maraykanka.(Sawiro)



Sat 17 November 2018.

Raacii ugu horeeyay ee Muhaajiriinta loo yaqaan Caravan ee u dhashay dalalka bartamaha America ee socodka dheer soo galay ayaa soo gaadhay magaalo xudeedeedka Tijuana ee dalka Mexico.

Muhaajiriintan oo ka soo firxaday nolosha adag ee ka jirta dalalka Hundoros, Nicaragwa iyo Gutamela ayaa waxa uu socodkoodani ku soo beegmayaa waqti uu Madaxwayne Trump wacad ku maray in aanay u soo gudbin Maraykanka, isaga oo boqolaal askar ah soo dhoobay xadka.



26 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines