Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Dr Sacad Cali Shiraha Somaliland.(Sawiro)



Thu 12 July 2018.

Wasiirka arimaha debeda ee dalka Itoobiya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Somaliland Dr Sacad Cali Shire, kulankan oo saacado badan qaatay waxaa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaayeen, cilaaqaadka ka dhexeeya Somaliland iyo Itobiya.

Wasiirka arimaha debeda Somaliland,waxa uu dawlada Itoobiya u bandhigay fursado ganacsi oo ka banaan somaliland sidoo kale waxa wasiirku dhigiisa kala hadlay sidii loo fududayn lahaa isku socodka labada dal,maadaama ay yihiin labo danwadaaga ah.

Ugu danbayn xukuumada somaliland ayaa u muuqata inay doonayso inay ka faa,iidaysato isbedelka hanaqaaday ee ka bilaamay wadanka itobiya,kaas oo saamayn weyn ku yeeshay wadamada geeska africa.



80 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Shirka Midowga Afrika Oo ka Furmay Adis-Ababa.

03:01am, Sat 17 November 2018