Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Somaliland Oo Shaqo joojin ay ku Sameysay Lix Hay’adood.(Akhriso)



Thu 05 July 2018.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta maamulka Somaliland ayaa shaqada looga joojiyay lix kamid ah Hay’adaha ka howl gala Deegaanada maamulkaasi.

Hay’adahan shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeeyay in aysan la imaan wax qabad muuqda, waxa ayna Wasaarada sheegtay in dabagal iyo wadatashiyo kadib go’aansadeen in Hay’adahan shaqada laga joojiyo.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Shaqo joojinta.



83 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines