Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Madaxa FIFA Oo Wax Laga Murugoodo ku Tilmaamay in Afrika aysan Meel ka Gaadhin Cayaraaha Koobka Adduunka



Wed 04 July 2018.

Madaxa xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA Gianni Infantino ayaa sheegay in wax laga murugooda ay tahay in dhammaan kooxihii Afrika uga qayb galayay Koobka Adduunka ay usoo gudbi waayaan wareega labaad.

Wuxuu sheegay in arrintani ay kulan ka yeelan doonan sii loo wada arko tallaabooyinka xiga ee lagu horumarin karo cayaaraha qaraadda Afrika.

Gianni Infantino wuxuu yiri “ Xulalka ka socda Asia meel ayay ka gaareen cayaaraha balse Afrika meel ma aysan gaarin, lakinse waxaan filaya in diyaargarow ay samayn doonaan cayaartoyda Afrikaanka Koobka Adduunka soo socda”



88 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines