Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Badhasaabka Awdal Oo Xabsiga U Taxaabay Wariye Su,aal ka Waydiiyay Suldaan Wabar.



Tue 03 July 2018.

Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariye Hoori Axmed Hoori oo Magaaladda Boorama uga soo warama HCTV.

Xadhiga Wariyehan ayaa sida la sheegay ka danbeeyay ka dib markii uu dhawaan fagaare ku waydiiyay dhawr su'aalood oo ku saabsan arrinta Suldaan Wabar.

in kasta oo uu xilligaasi badhasaabka Gobolka Awdal ku tiraabay in aanu waxba kala soconin wararka Suldaanka, hadana saaka ayuu u diray ciidamo kala duwan kuwaas oo isla markiiba xabsiga u taxaabay.

Halkan Hoose ka Daawo



131 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines