Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Ronaldo Oo Lamariyay Wadadii Messi kadib Markii Uruguay 2-1 Uga Adkaatay Xulka Portuqal.



Sat 30 June 2018.

Kooxda xulka Portuqal oo ka mid ahaa wadamada sida aadka ah loo filayay in ay guul ka gaaraan ciyaaraha koobka adduunka ee 2018 ayaa laga reebay wareegga 8-da kadib markii xulka Uruguay uu 2-1 ugaga badiyay.

Cristiano Ronlado ayaa awoodi waayay in uu xulkiisa oo ah horyaalka qaarada Yurub uu wareegga 16ka ay u soo gudbaan,hase yeeshee ciyaaryahanka reer Uruguay ee Cavani ayaa labo gool u dhaliyay xulkiisa.

Sidoo kale xulka Argentina ayaa ciyaar galabta dhacday looga reebay ciyaaraha adduunka waxana Messi uu awoodi waayay in uu sidoo kale wax u qabto xulkiisa Argentina kadib markii xulka Farance uu 4-3 kaga awood roonaaday.



98 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines