Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Koonfur Africa Oo Toogasho Lagu Dilay.



Wed 20 June 2018.

Koox loo maleynayo in ay ahaayeen burcad ayaa toogasho ku dilay Sibusiso Radebe oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa Xisbiga ANC ee dalka Koonfur Africa.

Madaxa iyo lugta ayaa laga toogtay kaddib markii qofka laga shakisan yahay uu ka dalbaday in uu ku soo wareejiyo taleefankiisa gacanta, sida uu warbaahinta Mpumalanga News u sheegay qof ka mid ah qoyska xildhibaanka.

Arrintan ayaa ka dhacday magaalada Roodepoort ee ku taalla Koonfur Afrika, waxaana falkan siweyn uga qoykiisa.

Sidda ay xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Afrika falkan waxaa geystay koox loo malaynayo in ay yihiin Burcad, iyaga oo meesha ka saaraya in dilkan lala xiriiriyo siyaasad.



81 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines

Shirka Midowga Afrika Oo ka Furmay Adis-Ababa.

03:01am, Sat 17 November 2018