Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Dowlada Somalia Oo Amar ku Bixisay In asoo Xidh-xidho Qaar ka Mid ah Ganacsatada Muqdisho.(Akhriso)



Sun 18 February 2018.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Saraakiisha Wasaaradaas ay xaqiijiyeen in Muqdisho lagu kala iibsado cunooyinka Gargaar ahaanta loo keeno Soomaaliya.

Waxaa qoraalka lagu sheegay in Cunnooyinka sida gaarka ah Suuqyada Muqdisho lagu kala gato ay ka mid yihiin Digir, Buskud, Malmalaado Haruur iyo cunooyinka loogu talo galay Carruurta nafaqo daradu heyso.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka ahna ku simaha Wasiirka Xuseen Cismaan Xuseen oo ku saxiixnaa qoraalkan ayaa Saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa lagu amray in ay soo xiraan dadka ka Ganacsada Cunnooyinkan.

Hoos ka Akhriso qoraalka Wasaarada Caafimaadka



176 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines