Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

Waftigii Somaliland uga Qaybgaleyey Waddahadalada oo Meeqam Sarre lagu soo Dhaweyey Turkiga



Sat 28 February 2015.

Istanbul:(Awdalmedia.com)- Waftigii Waddahadalada Somaliland uga Qaybgalyey ayaa Meeqam Sarre lagu soo dhaweyey Dalka Turkiga gaar ahaana Madaarka Istanbul waxana Halkaasi ku soo dhaweyey Madaxda Sarsare ee Dalka Turkiga.
Waftigan oo Xallay gaadhay Turkiga ayaa waxa loo dhigay Rooga Cas ee lagu soo Dhaweeyo madaxda iyada oo lagu soo galbiyey Baabuurta Madmadoow oo Calanka Somaliland ka babanayo.
Waftigan oo uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibada Ayaa waxa ka mid ahaa Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xassan, Wasiirka hawlaha guud iyo guriyeynta Cabdirisaaq Khaliif, Wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedole, Wasiirka Duulista iyo Hawda Maxamud Xaashi, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdi aw Daahir, Guddoomiye Ku-xigeenka turkigaKowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Guurtida Siciid jaamac Cali, Xildhibaan Kijaandhe iyo Xildhibaan ka socday Golaha Guurtida.
Shirka Waddahalada ayaa maalinta Axada Furmay.

Office Istanbul-(Awdalmedia.com)


207 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines