Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

RW Khayre Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxa Arrimaha Dibeda Ee Midowga Yurub.(Sawirro)

sawir
Mon 20 May 2019.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Madaxa Midowga Yurub ahna madaxa Arrimaha Dibadda & Siyaasadda Federika Mogherini.

Waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.

Kulan ay xafiiskiisa kula yeelatay Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa looga hadlay arrimo quseeya xiriirka labada dhinac iyo iskaashiga ka dhaxeeya.

Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo Wakiilka Sare ee Arrimaha dibadda iyo siyaasadda amniga Midowga Yurub, Marwo Federika Mogherini ayaa sidoo kale ka wadahadlay horumarka howlaha dib u habeynta hay’adaha dowladda iyo kaalinta Midowga Yurub ee howlaha dowladda Soomaaliya hor yaalla.



21 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines