Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Isbadal ayaa ku yimid sixirbarar saameeyey Suuqyada Magaalada Boorama iyo Ganacstada Barkhaaleyda oo Qiimaha maciisshada halkeedii Taagan .

sawir
Mon 15 April 2019.

Boorama ( AwdalMedia.com) Dadweynaha magaalada Boorama ee caasimada gobolka Awdal ayaa ka soo kabanaya sixir barar xoogan oo xadhkaha goostey kaasi oo naafeeyey nololmaalmeedkii bulshada danyarta  ee ku nool  magaalada.

Waxana isbadalkan saameeyey dhaqdhaqaaqa qiimaha sarifka hoos u dhac xoogan laga dareemayaa gabi ahaanab deegaanada kala duwan Soomaaliland

Balse ganacstada bakhaarleyda magaalada ayaa ilaa hada qiimahiisa raashinka halkiisa taagan yahey , dhibaatadan sixir bararka ayaa saameysey oo saameyn togan iyo mid taban ku yeelatey dadweynaha danyrta ah ku nool magaalada Boorama.

 Bulshada ku nool magaalada Boorama oo ilaa imka kama hadlin qiimaha lagu iibiyo maciishada nololmaalmeedka oo mareysey halkii ugu sareysey .

Walaw masuuliyiinta Xukuumada ee gobolka Awdal iyo ka degmada Boorama ka gaabsadeen in  dabalgal iyo isla xisaabtan ku sameeyaa ganacstada bakhaaleyda ayaa iyaduna meesha ka maqan .

Sidoo kale waxa meesha ka baxdey culimo Awdiinkii magaalada Boorama ee ka hadli jirey dhibaatooyinka heysta bulshada kuna hanooni jirey dariiqa saxda .

Waxase dadweynaha magaalada Boorama ku sifoobeen kuwa aanan ka hadal isbadalada ku yimaad nolol maalmeedka mana kuwo la xisaabta ganacsatada Boorama eek u sifoobey dhiigrmiiratada .

Dadweynaha magaalada Boorama ee caasimada gobolka Awdal ayaa ka soo kabanaya sixir barar xoogan oo xadhkaha goostey kaasi oo naafeeyey nololmaalmeedkii bulshada danyarta  ee ku nool  magaalada.

Waxana isbadalkan saameeyey dhaqdhaqaaqa qiimaha sarifka hoos u dhac xoogan laga dareemayaa gabi ahaanab deegaanada kala duwan Soomaaliland

Balse ganacstada bakhaarleyda magaalada ayaa ilaa hada qiimahiisa raashinka halkiisa taagan yahey , dhibaatadan sixir bararka ayaa saameysey oo saameyn togan iyo mid taban ku yeelatey dadweynaha danyrta ah ku nool magaalada Boorama.

 Bulshada ku nool magaalada Boorama oo ilaa imka kama hadlin qiimaha lagu iibiyo maciishada nololmaalmeedka oo mareysey halkii ugu sareysey .

Walaw masuuliyiinta Xukuumada ee gobolka Awdal iyo ka degmada Boorama ka gaabsadeen in  dabalgal iyo isla xisaabtan ku sameeyaa ganacstada bakhaaleyda ayaa iyaduna meesha ka maqan .

Sidoo kale waxa meesha ka baxdey culimo Awdiinkii magaalada Boorama ee ka hadli jirey dhibaatooyinka heysta bulshada kuna hanooni jirey dariiqa saxda .

Waxase dadweynaha magaalada Boorama ku sifoobeen kuwa aanan ka hadal isbadalada ku yimaad nolol maalmeedka mana kuwo la xisaabta ganacsatada Boorama eek u sifoobey dhiigrmiiratada .

Awdalmedia.Com



11 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines