Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Prof.Samater iyo Cali Khaliif Oo ka Baaqsadey Socdaal ku iman Lahaayeen Magaalada Boorama iyo Dareenada ku Xeeran.

sawir
Mon 15 April 2019.

Boorama ( Awdalmedia.com)  Wararka laga helayo magaalada Boorama ee caasimada gobolka Awdal ayaa tibaaxaya safar ay maanta ku iman lahaayeen Boorama Pro.sir Axmed Ismaaciil Samater iyo Hogaamiye Ali Khaliif Galeydh ayaa baaqdey ka dib markii safarkoodan uu baaqdey ,labada aqoonyahan oo ka soo socdaalayey magaalada Hargeysa ayaa ila imka la garan waayey sababta u baaqeen  sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo ka agdhaw aqoonyahankaasi .

Balse wax faahfaahina kama soo bixin  u jeedada socdaaalka labada pro sir iyadoo mudooyinkii dambe labadan Pro.Sir  Saluug ka muujanyeen habdhismeedka Xukuumada Soomaaliland kuna baaqayey in wax laga qabto saamiga Xukuumada Soomaaliland 

Awdalmedia.com

 

 



71 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines