Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Puntland Oo Ku Hubaysan Saanad Milatery Oo Soo Gaadhay Deegaanka Yubbe Iyo Xiisad Dagaal Oo Laga Cabsi Qabo Inay Ka Dhex Qarxo Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland.

sawir
Thu 21 March 2019.

Yubbe (Awdalmedia.com) Ciidamo maamulka Puntland ee soomaaliya leedahay ayaa soo gaadhay Magaalada Yube.

ee gobolka sanaag waxaana wararku intaasi ku sii darayaan In ciidamada
Qaranka Somaliland ay si toos ah isugu muuqdaan
Waxaana la sheegayaa in dagaal qarxi karo xili kasta.

Xaaladda gobolka sanaag iyo deeganada yubbe ayaa jawigoodu bedelan yahay saaka, warbahinta ayaa heeganugu jirta tebinta wararkaas, dhawaana waxay ahayd markii ay yimaadeen sanaag madax ka mid ah maamulkaas.

soomaaliya ee puntland kuwaas oo qaylo dhaan kula dhex dhacay dadka deegaanka oo markaasi sheegaya in somaliland ah duulaan ku qaaday

 


 



8 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines