Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Shuruudaha Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Puntlnad Oo la Shaaciyay.(Akhriso)

sawir
Thu 21 March 2019.

Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyaynta Puntland ayaa maanta shaacisay shuruudaha laga doonayo xubnaha ka mid noqonaya golayaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland.

Warqad uu ku saxiixnaa wasiirka arrimaha gudaha oo lagu soo bandhigay shuruudaha ayaa ku soo aadday xilli ay Puntland ka socoto dhismaha golayaasha deegaanka ee degmooyinka.

Degmada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa inay noqoto halka ugu horreysa ee loo dhiso gola deegaanka, waxaana hadda socda dadaallo lagu soo dhammeystirayo xubnaha ka mid noqonaya golaha deegaanka.

Hoos ka akhri shuruudaha;



10 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines