Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Madaxa xiriirka kubbadda cagta ee Afrika Oo Loo Diiday Dal ku Galka Maraykanka.

sawir
Fri 15 March 2019.

Madaxa Xiriirka Kubadda Cagta ee Afrika Axmed Axmed ayaa loo diiday dal ku galka dalka Maraykanka halkaas oo uu safar ku tagi lahaa si uu uga qayb galo kulan ay leeyihiin masuuliyiin Xiriirka Kubbada Cagta Adduunka ee FIFA.

Ma cadda sababta dal ku galka loogu diiday.

Afhayeen u hadlay Xiriirka Kubbadda Cagta Afrika ee magaciisa loo soo gaabiyo CAF ayaa sheegay inuu Axmed ku sii sugnaan doono Qaahira.



15 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines