Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Dhamaanba Warbaahinta gobolka Awdal ayaa Tacsi u diryaan Siyaasi Siyaasi Cumar Daahir Cilmi oo uu Walakii Abiib Dahir Cilmi ku Geeriyoodey Boorama .

sawir
Mon 04 March 2019.

Dhamaan warbaahinta kala duwan ee gobolka Awdal waxey tacsi tiiranyo leh u dirayaan qoyska qarabada iyo dhamaan Reer Daahir Cilmi khaastan Siyaasi Cumar Daahir Cilmi oo walalkii Cumar Abiib Daahir Cilmi uu ku geeriyoodey magaalada Boorama . waxana tacsi la wadagaayaan Walal Cumar Daahir Cilmi .

Abokor Xasan  Caafi

Maxamed Cumar Sheekh Ibraahim ( Hayne )

Cali Ismaaciil Aare ( Ali Waaheen )

Haashim Sheekh Cumar Good

Maxamed Nuur Muuse ( Bilibili)

Cabdale Cali Yuusuf

Maxamed Cabdilaahi Xuseen ( Dabshid )

Ibraahim Cabdilaahi Ibraahim Suxufi

Axmed Diiriye Ciiltire

Abdicasiis Ibrahim Cabdilaahi

Maxamed Xasan Ismaaciil Sharbi yare

Xuseen Caateeye Jaamac

Abdilaahi Daahir Waceys

Abdisalaan Bashiir Faarax

Shuceyb Maxamed Kaahin

Nuux Cumar Kadiye

Jamac Xuseen Jaamac

Hoori Axmed Hoori

Dhamaan Xubnahaasi iyo  Xubnaha kale ee Warbaahinta gobolka Awdal waxey tacsi tiiraanyo leh la wadagaayaan Siyaasi Cumar Daahir Cilmi  oo uu walalkii ku geeriyoodey Magaalada Boorama .



104 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines