Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND OO U MUUQDA INUU ISKA HORKEENO MADAXWEYNE BIIXI IYO KU XIGEENKIISA SAYLI.

sawir
Fri 22 February 2019.

SIDA LAGA WADA WAR HAYO WASIIRKA WASAARADA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND, MR. MAXAMED KAAHIN, WUXUU HORE UGU FASHILMAY OO UU WAXBA KA QABAN KARI WAAYEY COLAADII MUDADA DHEER KA DHEX JIRTAY BEESHA BICIIDO EE H/JECLO IYO BEESHA SACAD YOONIS EE GARXAJIS OO WADA DEGA DEGMADA CEEL AFWEYN OO KA TIRSAN GOBOLKA SANAAG, COLAADAAS OO NASIIB-WANAAG MUDDO DHEER DABADEED AY NABAD KA DHALIYEEN MASHAAYIIKHDA, SALAADIINTA, IYO HOGAAN DHAQAMEEDKA GOBOLLADA SOMALILAND OO DHAN.

SIDOO KALE WASIIR MAXAMED KAAHIN WAXA UU MAR KALE KU FASHILMAY OO UU WAXBA KA QABAN KARI WAAYEY COLAAD U DHEXAYSAY BEELAHA QAYAAD IYO BAHARASAME OO KA WADA TIRSAN DHULBAHANTE KUNA DHEXMARTAY DEEGAANKA DHUUMAY OO KA TIRSAN KOONFURTA GOBOLKA SOOL. WAXAANA COLAADAAS LAGA SOO SHEEGAY INUU WASIIR MAXAMED KAAHIN SI CAD ISKU BARBAR TAAGAY BEESHA BAHARASAME. TAASINA WAXAY KEENTAY INAY SUURTAGAL KA DHIGI WEYDO IN LABADAA BEELOOD SHIR DIB U HESHIISIINEED LOOGO QABTO SOMALILAND GUDAHEEDA. BALSE WAXAA DIB U HESHIISIIN AY DAACADNIMO KU DHEEHNAYD LOOGU QABTAY MAGAALADA JIGJIGA EE KILILKA 5AAD EE ITOOBIA.

MAANTANA, WASIIRKA WASAARADA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND, MAXAMED KAAHIN WUXUU U MUUQDAA IN UU ISKU BEDELEY DAGAAL OOGE RABA IN UU ISKA HORKEENO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI IYO MADAXWEYNE KU XIGEENKIISA MD. CABDIRAXMAN SAYLICI, KADIB MARKII BEESHA MADAXWEYNE KU XIGEENKA UU KU SHEEGAY IN AY TAHAY BEEL ARGAGIXISO AH AMA TERRORISTA AH, ISLA MARKAANA UU HIILIMAAD U MUUJIYEY BEEL KALE OO KHILAAF U DHEXEEYO BEESHA MADAXWEYNE KU XIGEENKA.  
WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND OO U MUUQDA INUU ISKA HORKEENO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI IYO KU XIGEENKIISA MD. CABDIRAXMAAN SAYLI.

HADABA, WASIIR MAXAMED KAAHIN MA SIDII XIRSIBA ISAGA HORKEENEY SIILAANYO IYO SAYLICI AYUU ISNA RABAA INUU MUUSE BIIXI IYO SAYLICI ISKAGA HORKEENO. TAASINA MALAHA WAA DHAQAN HABARJECLO.

35 Views

Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

Awdal Media Latest News Headlines