Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Hanti-dhawrka Somaliland Oo Beeniyey Inay Jirto Lacag Dayna Oo Laga Dhaxlay Dawladii Madaxweyne Siilaanyo

sawir
Sat 09 February 2019.

 

Hanti-dhawrka Somaliland Oo Beeniyey Inay Jirto Lacag Dayna Oo Laga Dhaxlay Dawladii Madaxweyne Siilaanyo Hanti-Dhawraha Somaliland Oo Maanta Hor Tegay Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Beeniyey Inay Jirto Lacag Dayna Oo Ay Ka Tagtay Dawladii Hore Ee Uu Gadh-wadeenka Ka Ahaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo,

Dayntan Lagu Eedeeyey Xukuumadii Hore Ayaa Wakhtigan U Muuqata Lacag La Doonaayo In La Musuq-maasuqo Isla Markaana Loosii Qiil Dayayaayo,Balse Hada Waxay Yeelatay Waji Kale Oo Fashil Ku Dhow,

Hadaba Waxaa Is weydiin Leh Hadii Lacagtani Beenawdo Shacabka Somaliland Waxay Ka Filan Karaan Dawlada Madaxweyne Biixi Ee La Sheegay Inay Wado Qorshe Ay Ku Lunsato Lacagtan 



34 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines