Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Qoyska Reer Xaaji Faarax Oo Hooyadood AHUN ku Geeriyootay Boorama.


sawir
Tue 29 January 2019.

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qarabada reer Xaaji Faarax gaar ahaan Cumar xaaji Faarax oo AHUN Hooyadood Marxuumad Mako Samaale Cawaale ay ku geeriyooday magaalada Boorama, iyadoo isla maanta lagu aasay magaladaasi.

Suldaanka ayaa marxuumad Hooyo Mako Allle uga baryay inuu naxariistii jano ka warabiyo, waxuuna qoyska iyo ehelada ay ka baxdayna Alle uga baryay inuu samir iyo iimaan kasiiyo Aamiin.



39 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines