Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Guddiga Joogtada Ee Baarlamaanka Puntland Oo la Shaaciyay.


sawir
Mon 21 January 2019.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Putnland ayaa ku dhowaaqay liiska guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland oo ka kooban 13 xubnood, iyadoo ay ka mid noqotay gudiga joogtada gabadha kaliya ee ku jirta baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Naciimo Cabdi Caarshe.

Xildhibaan Naciimo ayaa 56-cod kaga guulaysatay Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo xubin Baarlamaan ahaa illaa sanadkii 1998.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada xildhibaanada Guddiga Joogtada Baarlamaanka Putnland

Gudoomiye Cabdixakiin Dhoobo Daareed

Gudoomiye Ku xigeen Abuukaate Cabdicasiis Cismaan Cabdullaahi
Gudoomiye Ku xigeen Xildhibaan Ismaaciil Maxamed Warsame.
Xildhibaan Cabdiqani Abshir Surato
Xildhibaan Fu’aad Abshir Axmed.

Xildhibaan Axmed Jaamac Caddulle
Xildhibaan Cawil Xasan daad.

Xildhibaan Muuse siciid Xasan
Xildhibaan Cabdicasiis siciid Maxamed
Xildhibaan Jaamac Yaasiin Jaamac

Xildhibaan Cali Axmed Saalax

Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab
iyo Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe.

 



27 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines