Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Madaxwayne Axmed Madoobe Booqday Taliska Qaybta Labaad Ee Howlgalada AMISOM.(Sawirro)



sawir
Mon 21 January 2019.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo wali ku jira abaabulka howlgalka ka dhanka ah al-shabaab ayaa maanta booqday Taliska qaybta labaad ee howlgalka AMISOM.

Taliskan oo ku yaala deegaanka Dhoobley ayaa waxa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay Taliye ku xigeenka Taliska qaybta labaad Cornel Kuto iyo Sarakiisha kale Taliskan.

Madaxwayne Ahmed Madoobe ayaa Sarakiisha Ciidamada uu halkaas kula kulmay kala hadlay dardar galinta howlgalka iyo sidii doorka AMISOM uu u noqon lahaa mid muuqda si howlgalka uu u noqdo mid Guulaysta dhamaan dhinacyaduna ay ka qayb qaataan.



34 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines
















Qarax Goor dhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

05:06am, Tue 19 February 2019