Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Dabley Weerartay Deegaan ka Tirsan degmada Gaarisa.

sawir
Mon 21 January 2019.

Laamaha ammaanka ee Kenya waxay sheegeen inay fashiliyeen weerar dabley hubeysan ay ku qaaday deegaan ku yaalla magaalada Gaarisa.

Mas'uuliyiinta  waxaa ay sheegeen sheegeen in dableyda oo lagu tuhunsan yahay inay Al Shabaab ka  tirsan yihiin ayaa bartilmaameedsaday labo shirkadood oo Shiinees ah oo dhisaya waddada isku xirta magaalooyinka Gaarisa iyo Wajeer.

Waxaa ay  intaasi ku dareen in booliska iyo militariga ay ka falceliyeen weerarka  isla markaasna ay dileen afar kamid ah maleeshiyaadkii weerarka soo  qaaday, balse ma aysan sheegin saraakiil iyo shaqaalaha shirkadda oo wax dhaawac ah soo gaaray.



34 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines