Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Saraakiil Tababar Loogu Qaaday Dalka Dibadiisa Oo Lagu Sagootiyay Goroonka Muqdisho.



sawir
Sat 12 January 2019.

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sagootiyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno dalka dibadiisa tababar loogu diray.

Saraakiishan tababarka loo diray ayaa horey tababaro kala duwan ugu qaatay gudaha Soomaaliya, waxaana saraakiishan tababar qaas ah kusoo qaadanayaan dalka Turkiga sida uu sheegay Taliska milatariga iyo Wasiirka Gaashaandhiga.

Halkan ka Daawo Qaabka loola sii dardaarmay saraakiishan.



4 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines