Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Daawo Abwaan Xalay soo Bandhigay Suugaan Lid ku Ah Xukuumada Biixi Oo Xabsiga la Dhigay.

sawir
Sat 12 January 2019.

Xukuumada somaliland ayaa xabsiga dhigtay abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah suugaanyahada Somaliland.

Ciidamada booliska ayaa la sheegay inay goor dhawayd qabteen isla markaana xabsiga dhigeen Abwaan Cabdiraxmaan Abees, kaasoo xadhigiisa lala xidhiidhinayo sugaan uu xalay ku soo bandhigay magaalada Hargeysa oo ku saabsanayd hogaaminta wanaagsan iyo tan maanta dalka ka jirta.

Ilaa hada ciidamada boolisku kamay hadal sababta keentay xadhiga abwaan Cabdiraxmaan abees iyo waxyaabaha lagu eedaynayo toona.
Daawo Abwaanka Oo kasii Hadlay In la Xidhayo



52 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines