Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Kheyre Oo Magacaabay Guddiga Soo Celinta Hantida Qaranka Somaliyeed.(Akhriso)

sawir
Thu 10 January 2019.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka.

Guddigan ayaa shaqadiisa tahay inuu xaqiijiyo ilaalinta iyo bad-baadinta hantidii qarankii ee ay lahayd dowladii dhexe ee Soomaaliya ka hor 1991-kii.

Waxyaabaha guddiga laga amray inay si deg deg ah gacanta dowladda ugu soo celiyaan goobaha dowladeed ee loo baahan yahay.

Hoos ka aqriso magacyada xubnaha guddiga



33 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines