Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Somaliland Oo Shaacisay In Ingiriisku U Soo Magacaabay Wakiil Cusub Oo U Qaabilsanaan Doona.

sawir
Wed 09 January 2019.

Xukuumada somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dawlada Ingiriisku usoo magacawday wakiil cusb oo u qaabilsanaan dooona somaliland.

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta somaliand oo socdaal ku jooga dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu la kulmay wakiilka cusub ee ay wasaarada arimaha dibada UK u soo magacawday somaliland.
Halkan ka Daawo



49 Views


Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines