Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Tasci Tiiraanyo leh Oo ku Socota Qoyska Uu ka Baxay AHUN Marxuum Axmed Nadiif Bookh Cige Oo ku Geeriyooday Boorama.



sawir
Sun 16 December 2018.

Maxamed Cabdilaahi Sugaal

Abubakar Cabdilaahi Sugaal

Jimcaale Daahir Axmed(Sancas)

Cabdicasiis Daahir Axmed Sancas

Muna Imaan Ducaale

Hibo Imaan Ducaale

Kowsar Xasan Faarax

Maxamed Nuur Bili bili

Abokar Xasan Caafi

Cabdale Cali Yuusuf
Waxay dhamaan dadkaasi tacsi tiiraayo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay AHUN Marxuum Axmed Nadiif Bookh Cige oo ku geeriyooday magaalada Boorama.

Waxayna marxuumka Alle uga baryeen inuu naxariistii ano ka waraabiyo, qoyska iyo ehelada uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin.



37 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




Awdal Media Latest News Headlines