Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Madaxwaynaha Puntland Oo Degmada Taleex U Magacaabay Gobol.(Akhriso)

  

sawir
Thu 06 December 2018.

Maamulka gobolleedka Puntland ayaa degmada Taleex u magacaabay gobol ka tirsan degaannadeeda.

Dhawaan ayay ahayd markii boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Muuse uu madaxweynaha Puntland ugu baaqey in Taleex gobol loo magacaabo.

Xukuumaddii hore ee Somaliland ayaa hore ugu magacowday gobol degmada Taleex kaasi oo lagu magacaabo Xaysimo.

Halkan hoose ka ahriso:




8 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




AwdalMedia Latest News Headlines