Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Soomaalida ku Dhaqan Dalka Angola Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Amar Lagu soo Rogay, Baaq Qaylo-dhaan ah-na Dirsatay.

  

sawir
Thu 06 December 2018.

Dalka Angola waxuu ka mid yahay wadamada ku yaalla Koonfurta qaaradda Africa, waxaana waayadan dambe si ganacsi ah ku tagayey Soomaali u badan rag ganacsi ka abuuraanayey.

Waddanka ayaa markii hore dadka waxaa lagu siinayey sharciyada hanaanka qaxootiga, laakinse dowladda Angola oo hadda soo galootiga Soomaalida ay ka mid tahay ku wargalisey in loo baahanyahay dal ku gal loo saaro sharciga.

Soomaalida ayaa caqabado badan ay soo wajahayaan, maadama aysan jirin safaarad ay Soomalida ku leedahay Angola Jaaliyadda oo ku yar awgeed.

Waxaa ay Ganacsatadu u jeediyeen dhaliil Safaaradda Somalia ee Koonfur Africa oo ay marar badan ka codsadeen inay ka helaan Baasaboorka Soomaaliga.

Haddaba sida xaalka gancsatada uu yahay iyo caqabada ku gadaaman ee sharci la’aanta ugu weyntahay ayaa guddomiyaha Jaaliyada Sharma’arke CabdiNuur Xaaji Cabdi Xassan oo ka waramaya,

Halkan ka Dhagayso

 



12 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




AwdalMedia Latest News Headlines