Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Xidlhibbaan Ku Geeriyooday Qarax Lala Beegsaday Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Share

sawir
Thu 08 November 2018.

Cabdiweli Maxamed Ibraahin oo kamid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ku dhintey qarax ka dhacay goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa intooda badan waxa ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho kadib markii dhowaan ay galeen fasax labo bilood ah.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid loogu xirey baabuur nooca raaxada ah ee uu watay xildhibaanka.

Allaha u naxariistee Xildhibaan  Cabdiweli Maxamed Ibraahin  ayaa noqonaya xildhibaankii 4aad ee ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle oo ku dhintey qarax ama weerar ay fuliyeen Al-Shabaab.



22 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




AwdalMedia Latest News Headlines

09:04am, Thu 15 November 2018