Media
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement

Maxay ku kala Duwan Yihiin Doodaha Isdifaacid ah Ee kasoo kala Baxay Xafiisyada Xisaabiyayaasha Guud Ee Somali Iyo Somaliland.(Akhriso)

Share

sawir
Wed 07 November 2018.

Xisaabiyaha Guud ee Somaliland Axmed Daauud Geeddi ayaa warqad jawaab celin ah u qoray Wasiirka Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi.

Warqaddan uu qoray xisaabiyaha ayaa waxay ka danbeysay ka dib markii uu wasiirka horumarinta maaliyadda mudane Yuusuf Maxamed Cabdi uu wax ka bedel ku sameeyay shaqaalaha ka hawl gala xafiiska xisaabaadka, isaga oo uu xisaabiyuhu sheegay in aanay xafiiska xisaabaadka dawlada uu ka madax banaan yahay wasaaradda maaliyadda somaliland.

Xisaabiyaha guud ee Somaliland ayaa waxa uu u dooday si la mid ah sidii uu xisaabiyaha guud ee Soomaaliya ula doodday wasiirkiisa maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle taasoo loo macnaysan karo inay Somaliya mid tahay.

Hadaba maxay ku kala duwan yihiin dooda u muuqda isdifaacida ee kasoo kala baxay xafiisyada xisaabiyaasha guud ee Somaliya iyo Somaliland.

Halkan ka Aqriso Warqada Jawaab celinta ee kasoo baxday Xafiiska Xisaabiyaha Somaliland.

Halkan ka Aqriso Warqada Jawaab celinta ee kasoo baxday Xafiiska Xisaabiyaha guud ee Somaliya.



15 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.




AwdalMedia Latest News Headlines