Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Cadaymo Lagu Helay Haween loo Haystay Dilkii Kim Jong-nam Oo Lagu Maxkamadaynayo Malaysia



Thu 16 August 2018.

Maxkamad ku taalla Malaysia ah ayaa go’aamisay in la hayo caddaymo ku filan oo lagu maxkamadayn karo labo dumar ah oo loo haysto in ay ku luglahaayeen dilkii loo gaystay ninkii ay walaalaha ahaayeen madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Kim Jong-Un.

Dacwad oogeyaasha ayaa sheegay in dumarkani ay wajiga ka mariyeen Kim Jong Num kiimiko halis ah oo neerfaha waxyeesha, isaga oo ku sugnaa garoonka Kuala Lumpur sannadkii hore.
EPA

Siti Aisyah iyo Doan Thi Huong ayaa sheegay in ay u haysteen in ay ka qaybqaadanayeen barnaamij telefeshin oo maaweelo ah, waxayna diideen in ay wax dambi ah galabsadeen.

Dil ayay mutaysan karaan hadii lagu helo in ay dil gaysteen.



48 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines