Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa.



Wed 18 July 2018.

Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa, gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaaya in koox burcad ah ku dishay ganacsade Soomaaliyeed.

Ganacsadahan la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Maxamuud Jicmaale Baasto iyadoo markii danbe meydkiisa ay halkaa ka qaadeen ganacsato Soomaaliyeed.

Koonfur Africa ayaa ah halka ugu badan ee lagu dilo ganacsatada Soomaalida waxaana dilalkaa geysta burcad Koonfur Africaan ah, ilaa iyo haddana ma jirto tallaabo ay dowladda South Africa ka qaaday falalkan lagu leynayo ganacsatada Soomaaliyeed.



74 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines