Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Dowlad Goboleedyada Oo Xiriirka U Jaray Wasaaradda Kalluumeysiga Somaliya.(Akhriso)



Tue 17 July 2018.

Kadib kulan qaatay sedex maalmood oo ay magaalada Kismaayo ku yeesheen wasiirro iyo wasiir kuxigeenno ka socday wasaaradaha kalluumeysiga iyo khayraadka badda dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay maanta shirkooda kasoo saareen war murtiyeed.

Wasiirradan ayaa ku eedeeyay wasaaradda kalluumeysiga dowladda dhexe in aysan la lahayn wasaaradaha heer dowlad goboleed wadashaqeyn iyo la tashi, ayagoo xusay in ay arkeen daahfurnaan la'aan iyo wadashaqeyn la'aan iyo la tashi la'aan ku aadan heshiisyo kalluumeysi iyo ruqsado ay bixisay wasaaraddu oo aan laga talo galin dowlad goboleedyada ay xiriirka u jareen wasaaradda.

Halkan hoose ka aqriso



72 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines