Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxda Soomaalida iyo Oromada Oo Isku Raacay in Milatari Itoobiya loo Adeegsado soo Afjarida Colaadda.



Tue 17 July 2018.

Masuuliyiinta Oromada iyo Soomaalida Itoobiya ayaa isku raacay in milatari iyo booliis la adeegsado si loo soo afjaro colaadda barokicisay in ka badan 800,000 oo qof.

Masuuliyiintu waxaa kale oo ay sheegeen in kulammo lagu qaban doono xadadka labada qowmiyadood si nabadda looga wada shaqeeyo.

Sidoo kale ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu amray in milatariga iyo booliiska faderaalku ay soo af jaraan colaadaha.

Sannado baddan ayuu soo taagnaa muranno dhulka ku saabsan oo isku dhacyo u horseeday Soomaalida iyo Oromada.

Sikastaba ha ahaatee waxa xusid mudan inaysan meesha ka maqnay eedaymo sheegaya in farogalin siyaasadeed ay sii hurinayso colaadda labadaasi qoomiyadood.



65 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines