Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Weerar Lagu Dilay Dad Rayid ah Oo ka Dhacay Waqooyiga Dalka Mali.



Mon 16 July 2018.

Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay weerar ay qaaadeen kooxo hubeysan kana dhacay waqooyi bari dalka Mali oo dhaca xadka dalka Nijer.

Warku wuxuu intaa ku daray in bilooyin ka hor isla degaankaasi lagu dilay in ka badan 100 qof oo rayid u badnaa kuna jireen qaar ka soo jeeday qabiilada Al-folani iyo Al-dhaawaariq,waxaana la sheegay in mandiqadan ay Saldhigyo ku leeyihiin kooxda Daacish iyo kooxda kale ee Al-dhawaari oo iyadu taageerta Ciidanka Mali iyo xoogagga Faransiiska ee halkaa ka jooga.

Sida laga warqabo dalka Faransiiska waxa uu faragelin ku sameeyay dalka Mali sanadkii 2013 kii isagoo ka saaciday Ciidamada Dowlada sidii waqooyi dalkaasi looga saari lahaa dagaalyahaaninta xiriirka la leh kooxda xaqjirka ah Daacish.

Qeybo badan oo ka mid aah dalkaasi Mali ayaa weli ku jiraa xaalad fowdo ah ee dhanka amniga ah inkastoo sanadkii 2015



33 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines