Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxweyne Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa.(Sawiro)



Tue 10 July 2018.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah iyo mid gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka dalka.

Dhinaca kale wax faahfaahin ah oo intaasi dheer ayaana laga bixin kulankan.



70 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines