Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Meereeyaha Guud Ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Oo Shaqada Laga Joojiyay.(Akhriso)



Tue 10 July 2018.

Shaqo joojin lagu sameeyay maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle).

Qoraal ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Oomaar oo ku taariikheysnaa 9 bisha July ayaa lagu sheegay shaqadii iyo saxiixii Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Mr Yuusuf Jaalle.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in si KMG ah shaqada Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada loogu dhiibay Maareeye kuxigeenka Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada.
HALKAN KA AKHRISO:

 

 



20 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines