Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Fallaagada Koonfurta Suudaan Oo kasoo Hor-jeesatay Qorshaha Nabadd.



Mon 09 July 2018.

Fallaagada Koonfurta Suudaan waxay diideen qorshaha nabadda dalkaasi xilli la filaayo hoggaamiyahooda Riek Machar inuu noqdo madaxweyne ku-xigeen.

Dhawaan ayay ahayd markii hoggaamiyaha mucaaradka iyo madaxweynaha ay kala saxiixdeen heshiis la doonaya in lagu soo afjaro coladda halkaasi ka jirto.

Sabtidii ayay ahayd markii la sheegay in mucaaradka iyo dowladda Koonfurta Suudaan ay wada gaareen heshiis dhanka awood qaybsi ah.

Afahayeen u hadlay hoggaamiyaha mucaaradka Riek Machar wuxuu sheegay in arrinta awood qaybsiga uu yahay mid lasoo jeediyay balse wax heshiis ah aan laga gaarin.



19 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines