Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

War Deg-deg ah;Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Oo Xilka Laga Qaaday.



Mon 09 July 2018.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen.

 

Wasiirka xilka laga qaaday ayaa ka mid ahaa wasiiradii ugu dambeeyay ee la magacaabay waxaana wareegtada xilka looga qaaday lagu sheegay in uu  xilkaas  si Kumeel gaar ah u sii hayn doono wasiiru dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.



80 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines