Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Daawo Qalbi-dhagax Oo si Qiiro Leh Uga Sheekeeyey Qaabkii Loogu Gacan Geliyey Itoobiya, Oohina la Aamusiin Kari-waayay.



Sun 08 July 2018.

C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo ka tirsan Jabhada ONLF ayaa markii ugu horeysay ka sheekeeyey sidii loola dhaqmay markii dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.

“Waxaa la i xiray anigoo indho duuban, cago cad oo qaawan, ayaa caasimaddii Soomaaliyeed la iga dhoofiyay, waa ley jir diley, la i ihaaneystay, balse waxaan ogaaday in aan leeyahay 30 milyan oo walaalo Soomaaliyeed oo aan uga mahad celinayo iney codkooda igu taageereen” ayuu yiri C/kariin Qalbi Qado ah oo ka dhacday magaalada Nairobi.

Qalbo dhagax oo ku soo baxay  amar uu bixiyey raisul wasaaraha Itoobiya ayaa hadalkan ka jeediyey xaflad balaaran oo loogu sameeyey magaalada Nairobi taasoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin Soomaali ah oo  ka tirsan dowlada Kenya, raisul Wasaarayaashii hore ee Somalia qaarkood iyo xildhibaano.

HOOS KA DAAWO

 



24 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines