Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Siyaasi Xabsiga loo Dhigay Aflagaado la Sheegay Inuu U Gaystay Madaxwaynaha Tanzania.



Fri 06 July 2018.

Ciidamda Booliiska dalka Tanzania ayaa xabsiga u taxaabay Mid kamid ah saraakiisha ugu sarrayso mucaaradka dalkaasi kaddib markii la sheegay inuu caayay madaxweyne John Magufuli.

Siyaasigan la xidhay ayaa ka mid noqonaya siyaasyiin horay loogu xiray dhacdadani mid lamid ah.

Siyaasiyagn la xiray oo lagu magacaabo Mtatiro ayaa boggiisa Facebook kusoo qoray Runtii,muxuu yahay madaxweynaha?

Ururada bulshada rayidka Tanzania ayaa ku eedeeyay dowladda inay cabburin ku hayso xoriyatul qowlka.



47 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines