Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Madaxwayne Macron Oo Shacabka Nigeria ka Dalbaday inay Taageeraan Xulka Faransiiska.



Thu 05 July 2018.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa shacabka Nigeria ka dalbaday inay taageeraan xulka dalka Faransiiska maadaama ay hadda Xulkoodii ka hadhay Koobka Adduunka.

Emmanuel Macron ayaa hadalkani sheegay xilli magaalada Lagos uu kula hadlaayay cayaartoyda kubadda kolayga ee dalka Nigeria islamarkaasna ka codsaday inay taageeraan xulka qaranka Faransiiska oo hadda u gudbay cxayaaraha rubac dhammaadka ee Koobka Adduunka.

Faransiiska ayaa berito la cayaaraya xulka Uruguay.



56 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines