Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Militariga Zimbabwe oo ballan Qaaday Iinay Dhexdhexaad ka Noqon Doonaan Doorashada Dalkaasi.



Wed 04 July 2018.

Militariga Zimbabwe ayaa sheegay inay dhexdhexaad ka noqon doonaan doorashada dabayaaqada bishan ka dhici doonto dalkaasi.

Colonel Overson Mugwisi ayaa shir jaraa’id ka sheegay in militariga oo lagu arko goobaha isu soo baxyada siyaasadeed ay ku leeyihiin xisbiga Zanu-PF lagu sugayo ammaanka.

Hadalka militariga ayaa imaanaya xilli ay soo baxayeen warar laisla dhexmarayo oo ahaa inay taageerayaan madaxweyne Emmerson Mnangagwa.

 



27 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines