Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Oo Lagu Qarxiyay Duleedka Muqdisho.



Sat 30 June 2018.

Wararka ka imanaya gobolka dulleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Siinka Dheer ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gadiid ay la socdeen mas’uuliyiinta gobolka Shabeellaha Hoose.

Qarax oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dadka ku dhaawacmay Qaraxa ka mid ahaa guddoomiyihii gobolka Maxamed Ibraahim Barre iyo guddoomiyihii deegaanka Ceelasha biyaha Ayaan Xassan, Lama oga inta uu gaarsiisan yahay dhaawaca guddoomiyaha.

Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa dhowr jeer oo hore qaraxyo miino lagula eegtay Ciidamo ka tirsan dowladda, kuwa AMISOM.



63 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines