Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Safiirka Itoobiya U Fadhiya Somaliya Oo ka Been Sheegay Cida ka Denbaysay Siidaynta Qalbi-dhagax.



Sat 30 June 2018.

Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa ku faanay inay dawlada somaliya ay ka denbaysay sii deyntii C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax).

Jamaaludiin Mustafa oo la hadlayay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in C/kariin Qalbi Dhagax lagu sii daayay codsiga dowladda Soomaaliya, isla markaana dowladda Itoobiya ay tixgelisay codsigaas.

Sikastaba ha ahaatee Cabdikariin Qalbi dhagax ayaa sheegay inay siidayntiisa ay ka shaqeeyeen eheladiisa iyo jabhada OLNF.

 



87 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines