Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka Oo soo Saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah Oo Lid ku ah Dawlada Somaliya (Akhriso)



Wed 20 June 2018.

War Saxaafadeed maanta kasoo baxay qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa looga soo horjeestay habraacii loo maray xulashada xubnaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka ku matalaya Qeybaha Isgaarsiinta Dalka.

Shirkadahan ayaa sheegay in si cadaalad ah aan loo maray xulshada Xubnaha Isgaarsiina Qaranka, waxa ayna xuseen in hal shirkad laga soo xulay inta badan xubnaha Hay’adaha Isgaarsiinta matalaya.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Shirkadaha Isgaarsiinta.



61 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines