Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Laanta Socdaalka Itoobiya Oo Markii Ugu Horraysay Jigjiga ka Bilowday Bixinta Baasaboorka.



Wed 13 June 2018.

Laanta socdaalka iyo jinsiyadda ee dalka Itoobiya ayaa markii u horray xafiis baasaboorada laga bixiyo ka furatay magaalda Jigjiga ee xarunta u ah Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Dadka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dhibaatooyin ay safar dheer ka mid tahay ka mudan jiray qaadashada baasaboorka oo ay Addis Ababa u doonan jireen.

Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa bogaadiyay xafiiska cusub iyo adeegga aas aasiga ah ee dadka loo sahlay.



105 Views



Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines