Media
advertisement
  webmaster@awdalmedia.com

advertisement advertisement

NBA News and Scores

Al-Shabaab Oo Xalay Weeraray Saldhigga Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya Ee Waajid Gobolka Bakool.

Fri 08 June 2018.

Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa Itoobiya iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Dagaalkan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Al-Shabaab ay weerartay saldhigyada ciidamada ee ku yaala Waajid, waxaana uu ahaa dagaal culus oo muddo socday.

Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa la sheegay inay iska difaaceen weerarada Al-Shabaab ku soo qaadeen, waxaana la ogeyn khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalka.

Al-Shabaab ayaa muddooyinkii u dambeeyay waday weeraro ay ku qaadayeen saldhigyada Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana weeraradan ay kordheen tan iyo markii uu bilowday Bisha ramadaan.

68 Views

Disclaimer:
The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of awdalmedia.com. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

www.awdalmedia.com/page.php/

AwdalMedia Latest News Headlines